Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukuno riday
    Somalia

    Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukuno riday

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 17, 2019Updated:October 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Askari ka tirsan Ciidanka Booliska qaybtooda ilaalada hay’adaha SPU ee Bosaso oo horay udilay isla askari kale oo ay kawada mid ahaayeen Ciidankaas,ayaa Maxkamada Ciidamadu ku xukuntay Dil Toogasho ah.

    Maxkamda Ciidamada ee fadhigeedu yahay Bosaso waxay isagana dil ku xukuntay Askarigii horay udilay Talyihii hore ee garoonka diyaaradaha Bosaso Xasan Shire Aamaan rabi ha unaxariistee.

    Sidoo kale waxay Maxkamadu dacwadiisa dib u dhigtay Askarigii dilay Ninka Kenyanka ah.

    La soco wararkaas.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.