Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xiisad dagaal oo saaka ka taagan Degaanka Balanbale
    Somalia

    Xiisad dagaal oo saaka ka taagan Degaanka Balanbale

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 18, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xiisadaan dagaal ayaa saaka waxaa ay ka taagan tahay deegaanka Jiicle oo hoostaga degmada Balanballe ee Gobolka Galgaduud,halkaas oo dadka ku nool ay sheegayaan inay casbi muujinayaan.

    Xiisadaan ayaa ka dhalatay kadib markii gelinkii dambe ee Khamiistii shalay deegaankaas lagu dilay Ruux oo la sheegay inuu ahaa Xoolo Dhaqato.

    Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku darayaan in dilkaas uu la xiriiro aanooyin qabiil,isla markaana xiisad u dhaxeysa maleeshiyaad kasoo kala jeeda kuwa wax dilay iyo kan la dilay ay saakay ka taagan tahay dulkeedka Balanbale.

    Maamulka degmada Balanballe iyo saraakiisha Ciidamada Dowladda iyo kuwa Galmudug weli kama hadlin dilkii ka dhacay degmada Balanballe,hayeeshee waxaa la filayaa inay halkaasi tagaan Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda gaar ahaan qeybta 21-aad.

    Dhawaan ayay aheyd markii hehsiis la kala dhex-dhigey maleeshiyaadka beelo ku dagaalamay duleedka Balanbale,kuwaas oo kasoo kala jeeda guriceel iyo Balanbale,balse ay u muuqato inay dib u soo laabaneyso.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.