Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muqdisho: Dowladda oo Guddi u saaraysa dilkii Taliyihii Guutada GORGOR
    Somalia

    Muqdisho: Dowladda oo Guddi u saaraysa dilkii Taliyihii Guutada GORGOR

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay Guddi u saarto dilka Taliyihii Guutada GORGOR ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kaas oo xalay lagu dilay Magaalada Muqdisho.

    Maxamed Suleman Abiikar, ayaa waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku dilay Ilaalada Hotelka Naasahablood 2 ee Magaalada Muqdisho.

    Ilaalada Hotelka ayaa rasaas ku furay Gaari uu watay Taliyaha oo ka yimid dhinaca waddada Ex Baar Shabeelle,waxaana uu ku dhintay rasaastii ay ku fureen.

    Waxaa la dhintay Askari Ilaaladiisa ahaa oo la socday lana saarnaa Gaariga uu Taliyuhu watay.

    Sarkaalka xalay lagu dilay Muqdisho ayaa ka mid ahaa Kumaandoosta Soomaaliya,waxaa uu kusoo tababartay Dalka Turkiga,sidoo kale waxaa uu heystay darajada 1aad ee Waxbarashada sare.

    Waxaa uu ka mid ahaa saraakiishii hoggaamineysay howlgalkii Ciidamada AL-shabaab looga saaray Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha hoose 7dii Bishii August ee sanadkan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.