Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya oo shaacisay magaca iyo qabiilka Ninka Al-Shabaab u qaabilsan Weerarada Xuduuda
    Somalia

    Kenya oo shaacisay magaca iyo qabiilka Ninka Al-Shabaab u qaabilsan Weerarada Xuduuda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay aqoonsatay magaca iyo qabiilka Ninka AL-shabaab u qaabilsan weerarrada ka dhanka ah Ciidamadeeda ka howlgala Sohdinta Soomaaliya.

    Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in Cabdullahi Banati oo ka soo jeeda Qabiilka Gaaljecel uu yahay Ninka AL-shabaab mas’uulka uga ah weerarrada ay Ciidamadooda kala kulmaan Gobolka Soomaalida.

    Ninkaas ayey sheegeen in uu hoggaaminayay koox 12kii Bishan Miino ku tallaashay degaanka Dhamajaale oo duleedka Libooyo ku taalla.

    Weerarkaas waxaa ku geeriyooday 11 ka mid ah Ciidamada Booliska Kenya oo halkaas ka waday howlgal amni sugid ah.

    Gaarigii Ciidanka Kenya ee Miinada lala beegsaday.

    Jimcihii shalay Ciidamada Kenya ayaa howlgal ka fuliyay sohdinta Soomaaliya iyaga oo raadinayay kooxda ka tirsan Al-shabaab ee uu hoggaamiyo Cabdullahi Banati.

    Warbixin ay soo saareen Booliska Kenya ayey  ku sheegeen in Cabdullahi uu qorsheeyay weerarka isaga oo taageero ka helay qubaro dhinaca Miinooyinka ah oo ku sugan Xerada Dhadhabaab sida ay hadalka u dhigeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.