Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Tobanaan Ruux oo ku dhaawacmay isku dhacyo ka bilowday Gobalka Katalooniya
    Somalia

    Tobanaan Ruux oo ku dhaawacmay isku dhacyo ka bilowday Gobalka Katalooniya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Iskudhac hor leh ayaa dhax maray booliska iyo dibad baxyaasha gobolka Katalooniya ee dalka Spain, iyadoona dhawr ruux ay ku dhaawacmeen dibad baxyada.

    Dibad baxyaasha ayaa ka careesan xukun dhawaantan lagu riday hogaamiyaashii gooni goosadka gobolka Katalooniya.

    Booliska ayaa dibad baxyaashii ugu danbeeyay ku qiyaasay in tiro ahaan ay gaarayaan 500,000 oo ruux.

    17 ruux ayaa lasheegay in loo xiray dibad baxyadii shalay ka dhacay gobolka halka 62 ruux ayna ku dhaawacmeen. Dadka dhaawacmay 41 kamid ah ayaana lasheegay in ay kasoo jeedaan magaalada Barcelona.

    Gudoomiyaha gobolka Katalooniya ayaa dibad baxyaasha qaarkood uga mahad celiyay sida ay shucuurtooda ugu muujiyeen qaab nabdoon, isagoona cambaaray’yay kuwa ay booliska isku dhaceen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.