Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»20 kamid ah Dagaalamayaasha Al-Shabaab oo lagu dilay Gobalka Hiiraan
    Somalia

    20 kamid ah Dagaalamayaasha Al-Shabaab oo lagu dilay Gobalka Hiiraan

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maamulka degmada Jalalaqsi Hiiraan ayaa sheegay inay dileen ku dhawaad 20 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab kadib markii ay wadada u galeen gaari Caasi ah oo ay la socdeen.

    Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi Maxamed Nuur Cagajoof ayaa sheegay in dilka xubnahan uu yimid ka dib markii Ciidanka dowladda ay howlgal ka fuliyeen wadada xiriirisa Jalalaqsi iyo Buulo burde ee gobolka Hiiraan.

    Gudoomiyaha oo la hadlayay VOA-da ayaa sidoo kale sheegay in ay Al-Shabaab kasoo furteen 18 qori iyo rasaas, islamarkaana ay warbaahinta ay u soo bandhigi doonaan.

    Ugu dambeyntii Waxaa uu xusay in ay sii wadi doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolka Hiiraan.

    Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Al-Shabaab oo looga hadlay weerarkaan ay sheegeen Ciidanka dowladda in ay ka fuliyeen gobolka Hiiraan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.