Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muqdisho: Askar loo xiray dilkii Taliyihii Guutada GORGOR ee xalay la dilay
    Somalia

    Muqdisho: Askar loo xiray dilkii Taliyihii Guutada GORGOR ee xalay la dilay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2019Updated:October 19, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in xabsiga loo taxaabay askar ku sugneyd bar koontarool oo ku taala nawaaxiga Ex Baar Shabeelle, kaddib markii ay ku lug yeesheen fal lagu dilay Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka.

    Taliye kuxigeenka Booliska Soomaaliyeed Jen. Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in dhammaan ciidanka joogay barta koontarool la xiray, isla markaana Ciidanka Booliska ay wadaan baaritaanka falkaas.

    Sarkaalka lagu dilay is rasaaseynta ka dhacday agagaarka Ex Hotel Naasahablood 2 iyo nawaaxiga Baar Shabeelle ayaa warar kala duwan ay ka soo baxayeen.

    Sarkaalkan ayaa ahaa Taliyihii Ururka Gorgor ee ka tirsanaa Ciidanka xoogga dalka qeybta Kumaandooska, waxaana lagu magacaabi jiray Maxaadeey Suleeymaan, isagoo ahaa Taliyihii hoggaaminayay howlgalkii lagu qabtay Awdheegle.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.