Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Federaalka oo hub fara-badan ka dajisay Degmada Hobyo
    Somalia

    Dowladda Federaalka oo hub fara-badan ka dajisay Degmada Hobyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Saacadihii la soo dhaafay waxaa ay hub farabadan ka dejisay Dekadda Magaalada hobyo ee Gobolka Mudug hubkaas oo lagu geeyey Doomo dhowr ah.

    Dadka degmada Hobyo qaarkood ayaa waxaa ay sheegeen inay arkeen hubkaas oo kasoo degaya dekadda Magaalada, isla markaana uu yahay mid aad u farabadan.

    Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda ayaa dhinacooda waxaa ay sheegeen in hubkaas loogu talo galay  Ciidamada taliska qeybta21aad ee ka howlgasha deegaannada Galmudug ee dagaalka kula jira Al-Shabaab.

    Ciidamada qeybta 21aad oo dowladda Soomaaliya ay dib u dhis xoogan ku sameysay ayaa u diyaar garoobaya howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab sida ay dhowr sheegeen saraakiisha hoggaamineysa.

    Dowladda Soomaaliya ayaa hdowr jeer waxa ay Ciidamo farabadan geysay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug,halkaas oo mudo 10 sano ka badan aysan ka howlgelin Hay’adaha Amniga Soomaaliya balse ay haatan ka howlgallaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.