Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Turkiga oo ku hanjabay in uu baabi’in doono Kurdiyiinta
    Somalia

    Turkiga oo ku hanjabay in uu baabi’in doono Kurdiyiinta

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Turkiga Rajib Dayib Ordogan ayaa sheegay in Turkigu uu bur-burin doono madaxa xoogaga Kurdiyiinta haddii aysan ka bixin agga loogu talagalay nabadda ee waqooyiga Suuriya.

    Turkiga ayaa khamiistii ogolaaday in uu joojiyo dagaalka uu shanta maalmood ka waday siiriya taas baadalkeeduna ay Kurdiyiintu dib uga gurtaan meelaha dagaalku ka socdo.

    Laakiin hadda labada dhinac ayaa midba midka kalle waxaa uu ku eedeynayaa in uu xabad joojinta jabiyay.

    Xukuumadda Anakara ayaa balanqaday in ay markale dagaall adag ku qaadi doonto meelaha ay joogaan kurdiyiintu waxayna ka digtay in ay heshiiskii khamiiistii u hogaansami waayaan

    Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga ayaa sheegtay in Kurdiyiintu ay 16 weerar ku qaadeen magaaladda Raasul Cayn 36kii saac ee lasoo dhaafay.

    Hanjabaadda Turkiga ayaa laga baqayaa in ay horseedo in dagaal cusub oo ka billowdo Woqooyiga Siiriya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.