Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wadada Bartamaha Deg. Jariiban oo laami la saarayo+Sawirro
    Somalia

    Wadada Bartamaha Deg. Jariiban oo laami la saarayo+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shirkadda Kebarco ayaa hagaajin ku bilowday wadada bartamaha degmada Jariiban ee gobalka Mudug oo qorshuhu yahay in laami la saaro.

    Gudoomiyaha degmada Jariiban, Maxamuud Maxamed Maxamuud (Muufo) ayaa wada qorshayaal lagu hormarinayo degmada iyo deegaanada kale ee hoos yimaada.

    Degmooyinka iyo Degaanada Gobalka Mudug ayaa waxaa si xawli ah ugu socda dhismaha Waddooyinka iyo Goobaha loogu adeego bulshada, waxaana mashaariicdan si isku tashi u dhisanaya Shacabka, Maamulada iyo Dowladda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.