Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Duqeymo ka dhacay Gobalada Sh/hoose iyo Jubbooyinka
    Somalia

    Duqeymo ka dhacay Gobalada Sh/hoose iyo Jubbooyinka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diyaarado dagaal ayaa xalay duqeymo ka fuliyay deegaano ka tirsan Gobolada Jubbooyinka iyo Shabeellada Hoose.

    Duqeymahan ayaa ka dhacay Saldhigyo  waa weyn oo ay lee yihiin Maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaas oo ku yaalla Degmooyinka Jilib Iyo Jamaame oo ka wada tirsan gobolada Jubbooyinka iyo deegaanka xaramka oo ka tirsan  Gobolka Sh/ Hoose.

    Saraakiil katirsan Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ayaa sheegay in duqeymahan ka dhacay degmooyinka Jamaame iyo Jilib lagu dilay dagaalamayaal iyo saraakiil ka tirsan Al-Shabaab.

    Sidoo kale, Deeganka xaramka ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa isna la sheegay in xalay lagu dilay sarkaal ka tirsan Kooxda Al-Shabaab iyo Maleeshiyaad la socday, kuwaas oo safar dhulka ah ku marayey deegaanka Xaramka.

    Illaa iyo hada lama oga halka laga leeyahay diyaaradaha duqeymaha ka fuliyay Deegaano ka tirsan Jubbooyinka iyo Shabeellada Hoose, waxaana muddooyinkii ugu dambeeyay degaanadaas beegsanayay diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.