Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dadka Canada oo u dareeray Goobaha Codbixinta
    Somalia

    Dadka Canada oo u dareeray Goobaha Codbixinta

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dadka Canada ayaa u dareeray goobaha codbixinta maanta oo ay taariikhdu tahay 21 October waxayna go’aamin doonaan in muddo xileed labaad la siiyo Xisbiga Liberal-ka ee Ra’iisul Wasaare Justin Trudeau.

    Xisbiyadda ayaa shantii todobaad lasoo dhaafay kala jiidanayay codbixiyaasha waxayna warbaahinta isu mariyeen weerar afka ah.

    Doorashadda maanta waxaa loo arkaa in ay afti u tahay 47 jirka afartii sano ee lasoo dhaafay wadanka hogaaminayay ee Justin Trudeau, kaasi oo ku guul darreystay balanqaado dhowr ah.

    Dhanka kale waxaa dhawaan soo baxay eedo ah in uu jabiyay anshaxa Canada kadib markii uu u dalxiistagay goobo gaar ah iyo in uu jinsi faquuqu sameeyay markii uu ardayga ahaa.

    Sidoo kale doorashadaan waxaa ku jira wajiyo cusub oo ay suurta-gal tahay in ay Trudeau ka adkaadaan. 40 jirka hogaamiyaha Xisbiga Conservative Andrew Scheer ayaa wada loolan adag waxaana uu la yimid siyaasado cad kadib markii uu 2017-kii ku guuleystay hogaanka xisibiisa.

    Xisbiyo kale oo aan awood badneyn ayaa sidoo kale u tartamaya doorashadda Canada

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.