Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Garoowe: Puntland xabsiga dhigtay Askartii ka dambeysay dil xalay dhacay+VIDEO
    Somalia

    Garoowe: Puntland xabsiga dhigtay Askartii ka dambeysay dil xalay dhacay+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 21, 2019Updated:October 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaan Maxamed Cabdi Xaraf, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa sheegay in la xiray Ciidamo lagu tuhmayo inay ka danbeeyay Ninkii dhalinyarada ahaa ee magaalada lagu dilay.

    Xildhibaan Xaraf ayaa Shacabka Caasimadda ugu baaqay inay joojiyaan fowdada iyo hantida ay bur burinayaan ,ayna ilaaliyaan xasiloonida.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/529054520973135/

    Sidoo kale, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xaraf ayaa dhaliilay Ciidamo loo bixiyay xoojinta Caasimadda ,waxa uu sheegay Garowe inay Ammaan tahay balse hadda Dawladdu ka dhigtay meel furin ah oo Ciidamo tigno watta oo loo bixiyay Ciidanka Xasilinta magaaladii laga hawlgaliyay taasina ay dhib keentay.

    Ugu dambeyntii, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xaraf ayaa tilmaamay in Garowe aysan u baahnayn ciidamo milatary oo tigniko ku hubaysan in ay sugaan Amniga, balse loo baahan yahay in habka hadda wax lagu wado wax laga badalo oo magaalada sideedii lagu soo cesho oo la tayeeyo Ciidamada Boliska iyo Saldhigyadooda

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.