Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Bandhigga VOA: Eedeymo loo heysto Gen. Saadaq John oo loo gudbiyay Golaha Ammaanka QM
    Somalia

    Bandhigga VOA: Eedeymo loo heysto Gen. Saadaq John oo loo gudbiyay Golaha Ammaanka QM

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warbixin ay qortay Kooxda Qaramada Midoobey u qaabilsan dabagalka arrimaha cunaqabateynta Soomaaliya ee loo yaqaano Monitoring Group, ayaa qeybo kamid ah warbixintaas waxaa ku jiray eedeymo loo soo jeediyay Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir Jen. Saadaq John.

    Laanta afka Soomaaliga ee VOA ayaa warbixin gaar ah ka sameysay eedeymaha, waxaana Warbixinta qeyb ahaan aheyd mid qarsoodi ah oo lala wadaagay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey, waxaana eedeymaha ka mid ah inuu hoggaaminayay weerarlkii lagu qaaday Guriga Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur bishii December ee sanadkii 2017, weerarkaasoo lagu dilay shan ka mid ah Ilaalada Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur.

    VOA ayaa Warbixintan ku wareysatay C/raxmaan C/shakuur, Taliyihii hore Nabadsugida C/llaahi Sanbaloolshe iyo Qareenka u doodayay Saadaq John oo lagu magacaabo Jeremt Schulman oo isagu ku doodaya in aanu wax lug ah ku laheyn Mr. Saadaq John weerarka lagu qaaday hoyiga Siyaasi CC Warsame.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.