Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shirka Dib-u-eegista Siyaaasadda Barakacayaasha Puntland oo Garoowe lagu qabtay+VIDEO
    Puntland

    Shirka Dib-u-eegista Siyaaasadda Barakacayaasha Puntland oo Garoowe lagu qabtay+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyadda Dowladda Puntland ayaa maanta Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ku Qabatay shir dib loogu eegaayo Siyaaasada Barakacayaasha Puntland.

    Ujeedka shirka ayaa ku saabsana sidii dib u eegis iyo waxka bedel loogu samayn lahaa siyaasada barakacayasha ku nool puntland kulan ayaa waxa soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha gudaha gaar ahaan waaxda qaxootiga iyo barakacayaasha waxaana shirka kasoo qayb galay Hay’adaha madaxa banaan ee Wasaaradda kala shaqeeya arrimaha barakayaaasha iyo hay’adaha dowliga ah ee bahwadaagta kula ah wasaaradda arrimaha gudaha howlaha barakacayaasha, xubno matalayey barakaacayasha ku nool Puntland iyo madaxkale oo ka tirsan wasaaradda arrimaha gudaha.

    Shirka waxaa si rasmi ah u daahfuray Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Maxamed Musadaq Maxamed waxa kale oo shirka kasoo qayb galay oo ka hadlay madasha Agaasimaha guud ee wasaaradda Maxamed Cali Nuur ( jubba) iyo Agaasimaha waaxda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Beexaani Axmed Barre.

    https://www.facebook.com/moilgrd/videos/423646781685502/

    Shirka oo soconayay hal maalin ayaa lagu soo bandhigay siyaasadda iyo Xeerka barakacayaasha oo la rabo in dhawaan loo gudbiyo golayaasha Dowladda si ah u ansixiyaanayaan sidoo kale waxa lagu soo bandhigay qodobada wax laga bedelay si ay uga doodan madaxdii shirkaas kasoo qaybgashay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.