Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiir Xamza “Garoonka diyaaradaha Beledweyne waa xirmay”+VIDEO
    Puntland

    Wasiir Xamza “Garoonka diyaaradaha Beledweyne waa xirmay”+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga gurmadka fatahaadaha ee dowlada federalka ayaa sheegay in xaaladda Beledweyne ay tahay mid qatar badan ay ka jirto isla markaana uu xirmay garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne.

    Guddoomiyaha Guddigan Wasiirka Gargaarka XFS Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in roobab xoog leh oo xalay ka da’ay magaalada Beledweyne uu sababay in garoonka diyaaradaha uu xirmay isla markaana xaaladda ay uga sii dartay.

    https://www.youtube.com/watch?v=coyQyX4eDw4

    Guddiga ayaa ka digey in magacooda lagu ururiyo gargaar isagoo amray in guddiga lala wadaago gargaarkii la yabooho ciddii u hogaansami weydana lala xisaabtami doono.

    Ugu dambeyntii Guddiga gurmadka fatahaadaha ayaa baaq u diray bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobollada Galmudug,Puntland iyo Soomaaliland maadaama garoonkii Beledweyne aysan diyaaraduhu ka dagi karin in kaalintooda ay ka qaataan in dadka dhibaateysan la gaaro.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.