Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Sheekh “Dowladdu Malaayiin Dollar Taalooyin bey ku dhisi kartaa,laakiin dadka Reer Baladweyne..”+VIDEO
    Puntland

    Xasan Sheekh “Dowladdu Malaayiin Dollar Taalooyin bey ku dhisi kartaa,laakiin dadka Reer Baladweyne..”+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2019Updated:October 30, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynihii hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxda Dowladda Federaalka ku eedeeyey inay ka gaabiyeen u gurmashada dadka ay saameeyeen fatahaadaha gaar ahaan Magaalada Baladweyne.

    Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay Shir looga dhawaaqay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegay in Dowladdu ay awooday lacago farabadan oo Taalooyin lagu dhisay laakiin aysan awoodin in wax loo qabto dadka Reer Baladweyne aysan aheyn wax is qabanaayo.

    “Dowladdu mallaayiin Dollar oo aan bajadka ku jirin taalooyin ku dhisi kartaa waa soo heli karta,dadka Reer Baladweyne ee Biyaha dhex-jiifa qaarkood ku dhamaadeen dowladda lacag uma heli karto ee qaaraan hala keeno in leys qabadsiiyo ayaa loo baahan yahay” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

    Ugu dambeyntii, Madaxweynihii Hore ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda ay dowlad ku tahay inay ku baraarug sanaato kana jawaabto dhibaatada dalka inta ay kari karto, hayeeshee uu sheegay inay tuhunsan yihiin inay wax badan qaban karaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.