Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Sirdoonka Kenya oo soo bandhigay goobaha Al-Shabaab ku sameeyaan Qaraxyada
    Somalia

    Sirdoonka Kenya oo soo bandhigay goobaha Al-Shabaab ku sameeyaan Qaraxyada

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 3, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sirdoonka dowladda Kenya ayaa sheegay in ay soo ogaadeen goobaha lagu sameeyo miinooyinka iyo waxyaabaha qarxa oo ay dagaalamyaasha Al-Shabaab u adeegsadaan weerarada ay ka geystaan gudaha Kenya.

    Warkan oo lagu daabacay wargayska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in Taliyaha booliska Kenya  Hillary Mutyambai uu u sheegay Wargeyska in miinooyinka Al-Shabaab oo ay u adeegsadaan weerarada ka dhanka Kenya lagu sameeyo degmada Jilib ee Gobalka Jubbada dhexe, isagoo hadalkiisa sii raaciyay in hubkaas loogu qeybiyo dagaalamaayasha fulinaya weerarka deegaano uu kamid yahay  deegaan lagu magacaabo Laanqurac.

    Al-Shabaab ayaa dhawr jeer oo hore weeraro ka gaystay gudaha dalka Kenya, kuwaas oo labo kamid ah ay ka dhaceen magaalada caasimada ah ee Nairobi.

    Weerarkii ugu danbeeyay oo Al-Shabaab ay ka geestaan gudaha dalka Kenya ayaa ahaa kii maalmo kahor ay ku qaadeen saldhig boolis oo ku yaalla degmada Wajeer ee gobolka waqooyi bari dalka Kenya.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.