Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dooni siday Qaxooti cusub iyo Soomaali kasoo qaxay dagaalada Yemen oo soo gaartay Boosaaso+Sawirro
    Somalia

    Dooni siday Qaxooti cusub iyo Soomaali kasoo qaxay dagaalada Yemen oo soo gaartay Boosaaso+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 16, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dekedda wayn ee Magaaladda Boossaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland, waxaa maanta soo gaaray Dooni siday Qaxooti cusub iyo Soomaali kasoo qaxay dagaalada ka socda Dalka Yemen.

    Masuuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha u qaabilsan qaabilida iyo soo dhawaynta qaxootiga iyo Soomaalida kasoo noqonaysa colaaada ka socda Dalka Yemen, ayaa kusoo  Dekada Magaalada Boossaaso kusoo dhawayey Doonidan siday Qaxootiga iyo Soomaali Dalkooda dib ugu soo laabaysa, Dadkaan oo iskugu jira qaybaha Kala duwan, sida Rag, Dumar, Caruur Iyo Waayeel.

    Dadkaan iskugu jira Soomaalida iyo Ajnabiga ayaa waxaa Gacmo furan kusoo dhaweyey Madaxa Xerada qaxootiga ee Magaalada Boossaaso, kuwaasi oo dekada ugu diyaariyey Adeegyada assaasiga ah iyo gawaari lagu qaado Dadkaasi si ay u Gaaran Xerada Qaabilada qaxootiga iyo gudaha Magaalada.

    Tan iyo markii ay bilaabatay Colaada Dalka Yemen ayaa Degaanada Puntland waxaa soo gaarayay Soomaali kasoo cararaysa dagaalada Yemen iyo Qaxooti u dhashay Dalkaas, kuwaas oo Dowladda Puntland soo dhaweysay, Sidoo kalena ay u sameysay dib-u-dajin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.