Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo kulan ku yeeshay duleedka Garoowe, una jawaabay Hay’adda FAO+Sawirro
    Somalia

    VIDEO: Baarlamaanka Puntland oo kulan ku yeeshay duleedka Garoowe, una jawaabay Hay’adda FAO+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 17, 2019Updated:November 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Gudoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa maanta duleedka Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland Qaddo sharaf ugu sameeyay Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland.

    Kulanka Qaddo sharafta ah oo ka dhacay Beeraha Jibagale oo yaalla duleedka Garoowe ayaa isugu jiray Mahad-naq iyo Is xog-wareysi, waxaana kasoo qeybgalay Badi mudanayaasha Baarlamaanka Puntland.

    Sidoo kale, Xildhibaanada Golaha Wakiilada Dowladda Puntland ayaa ka hadlay Bilicda iyo Beeraha Puntland, iyagoona Beeniyay warbixino ay baahisay Hay’adda FAO oo ku aadanaa inay Degaanada Puntland aysan laheyn Beero.

    Xildhibaan Cabdiqani Faarax Dhaashane oo kamid Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in ay Been abuur yihiin Warbixinaha ay ka daabacdo Hay’adda FAO Puntland ee ku aadan in Degaanadeedu aysan laheyn Beero.

    Xildhibaan Dhaashane ayaa carabka ku adkeeyay Degaanada Puntland ay Lee dahay Beero ay kasoo go’aan dalagyada kala duwan oo ay kamid yihiin Khudaarta iyo cunnooyinka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.