Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Al-Shabaab oo beenisay War kasoo baxay Dowladda Soomaaliya
    Somalia

    Al-Shabaab oo beenisay War kasoo baxay Dowladda Soomaaliya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in duqayn ka dhacday degaanka Kuunyo Barrow ee Shabeellaha hoose lagu dilay xubin ka tirsan ururka Al-Shabaab.

    War kasoo baxay dawladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in weerarkan la qaaday iyadoo iskaashi lala samaynayo milatariga Maraykanka,hayeeshee duqeyntaas waxaa dhankooda ka hadlay  Ururka Al-Shabaab.

    Qoraal lagu daabacay Baraha ay wararka ku qoraan Al-Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in diyaaradaha Mareykanka ay duqeynta la beegsadeen nin Ganacsado ahaa oo caan ka ahaa deegaanka Kuunyo Barrow.

    Waxaa ay Ninkaasi Magaciisa ku sheegeen Ismaaciil, iyaga oo sheegay in xilliga la duqeynayay uu ku sugnaa duleedka Magaalada,isla markaana meydkiisa ay soo qaadeen dadka Shacabka ah ee ku nool deegaanka Kuunyo Barrow.

    Dowladda Soomaaliya ayaanan shaacin in duqeyntaas ay wax ku noqdeen dad rayid ah,hayeeshee ay sheegeen in lagu dilay Xubin ka tirsan Al-Shabaab,balse Al-Shabaab warkaasi beeniyeen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.