Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Puntland oo fuliyay Dalab uga yimid dhowaan Dowladda UK+Akhriso
    Somalia

    Madaxweynaha Puntland oo fuliyay Dalab uga yimid dhowaan Dowladda UK+Akhriso

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 20, 2019Updated:November 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xogo dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kulan sabtidii lasoo dhaafay oo aheyd 16-kii bishan dhexmaray Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni iyo Safiirka Dowladda UK ee arrimaha Soomaaliya Mr. Ben Fender Obe.

    Kulankan oo ahaa mid Albaabadu u xiran yihiin kana dhacay Qasriga Madaxtooyadda Puntland ee Garoowe ayaa la sheegay in si gaar ah diirada loogu saaray Khilaafka cakiran ee ka dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Puntland, sida ay inoo sheegeen Ilo xog-ogaal ah.

    Madaxweyne Deni iyo Safiirka UK ayaa la sheegay inay isla qireen inay muhiim tahay in Puntland ay ciyaarto doorkeeda ku aadan xalinta Khilaafka kala dhexeeya Federaalka, iyada iyo Jubbaland.

    Sidoo kale, Madaxweynaha Puntland iyo Safiirka Dowladda UK Mr. Ben Fender Obe ayaa kulankooda ku go’aamiyay inay muhiin tahay in doorashada Soomaaliya ay waqtigeeda ugu qabsoomi lahayd.

    Dhanka kale, Safiirka Dowladda UK Mr. Ben Fender Obe ayaa ka codsaday Madaxweynaha Dowladda Puntland inuu qaboojiyo Xiisadihii ka taagnaa Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Dowladda Puntland, taas oo aheyd gadood ay sameeyeen Ciidamo katirsan Daraawiishta, taas oo lasoo afjaray maalmo kahor.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.