Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Axmed Xuseen oo loo magacaabay Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Bulshada Canada.
    Somalia

    Axmed Xuseen oo loo magacaabay Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Bulshada Canada.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 21, 2019Updated:November 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Axmed Xuseen oo Asal ahaan ka soo jeeda Soomaaliya horayna u ahaa Wasiirka Qaxootiga ee Dalka Canada Ayaa hadda Loo Magacaabay Wasiirka Qoyska, Caruurta Iyo Horumarinta Bulshada.

    Sido kale Lix cisho ka hor ayaa loo dhaariyay inuu noqdo Xildhibaan ka Tirsan Baarlamanka dalkaasi, waana qofkii ugu horreeyay oo Soomaali-Canadian ah oo loo doorto baarlamaanka iyo qofkii ugu horreeyay ee qabta jagada wasiirnimo ee federaalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.