Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Shir uga qeyb-galaya Kampala
    Somalia

    Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Shir uga qeyb-galaya Kampala

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay Kampala ee caasimadda dalka Uganda.

    Wasiirka iyo waftigii uu hoggaaminaayay waxaa Garoonka diyaaradaha ee Caasimada Gen Maxamed Abshir ku sii saagootiyay Wasiirku- xigeenka Maaliyadda Mudane Cumar Xasan Fiqi,Taliyaha Ciidamada Boliska Puntland Gen Muxyadiin iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda.

    Madaxda Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka qayb gali doona shir ka dhici doona Kampala kaasi oo looga hadli doono Wada shaqaynta iyo is dhaaf siga xogaha Wasaaradaha Maaliyadda Dawladda Federalka Somaliya iyo Dawladaha xubnaha ka ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.