Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni: Waxaa Puntland u furmay Bog cusub oo Siyaasadeed+VIDEO
    Somalia

    Madaxweyne Deni: Waxaa Puntland u furmay Bog cusub oo Siyaasadeed+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 23, 2019Updated:November 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Khubad u jeediyay  Goleyaasha kala duwan ee  Puntland, Waxaana uu sheegay in bog cusub oo dhanka Siyaasadda ah uu maamulka u bilaaban doono.

    Madaxweynaha ayaa sheegay in lasoo afjaray Khilaafkii harreeyay Golayaasha Dowladda ku dhawaad halkii sano ee uu ka shaqeynaayay degaanada maamulka Puntland.

    Madaxweyne Deni ayaa sheegay in dhammaan Khilaafyadii jiray xaliyay sidda Cabshadda beelaha iyo qaar ka mid ah xildhibaanada Puntland oo si weyn uga soo horjeeday maamulkiisa.

    Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Puntland ayaa xusay in  xoojinta wada shaqeynta Goleyaasha Dowladda, uuna hordhac u yahay kulamo wadashaqeyn oo joogto noqon doona, si loo gaaro horumarka Puntland iyo in dadka la gaarsiiyo adeeygada dowliga ah ee asaasiga ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.