Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka PSF-ta Puntland oo howlgallo ka wada Buuraleyda Gobalka Bari+Sawirro
    Somalia

    Ciidanka PSF-ta Puntland oo howlgallo ka wada Buuraleyda Gobalka Bari+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka sida gaar ah u tababaran ee Dowladda Puntland (PSF), ayaa maanta hawlgallo ka dhan ah Kooxda Daacish ka sameeyay buuraleyda Degaanada Gol-cadaabeed iyo Moqor ee Buuraha Cal Miskaat ee Gobalka Bari.

    Howl-galkan oo ahaa mid balaaran ayaa daba socday howlgallo maalmihii ugu dambeeyay ay Ciidanka PSF-ta Puntland ka wadeen Buuraleyda Gobalka Bari, kuwaas oo ka dhan ah kooxaha Argagixisada ah, sida lagu sheegay qoraal lagu shaaciyay barta Ciidanka PSF Puntland.

    Ciidanka amniga Dowladda Puntland ee PSF ayaa sheegay inay sii xoojinayaan howlgalada ka dhanka ah kooxaha argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo Daacish.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.