Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Hong Kong: Kooxaha u dooda dimoqoraadiyada oo guulo ka gaaray doorashada maxaliga ah
    Somalia

    Hong Kong: Kooxaha u dooda dimoqoraadiyada oo guulo ka gaaray doorashada maxaliga ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 25, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kooxaha mucaaradka ee u dooda dimoqoraadiyada ee maamulka Hong Kong ayaa guulo ka gaaray doorashada golaha deegaanka ee maamulka.

    Musharaxiinta dhanka dimoqoraadi doonka ayaa illaa iyo haatan ku guulaystay 278 kursi, halka kuwa Shiinaha taageersan’na ay ku guulaysteen 42 kusi.

    Doorashada ayaa ku dhacday qaab nabdoon, iyadoona aysan dhicin rabshadihii lafilayay.

    Doorashada oo loo diiwaan galiyay in ay codkooda ka dhiibtaan 4.1 oo ruux ayaa waxaa illaa iyo haatan codadkooda dhiibtay in kabadan 2.9 oo ruux .

    Doorashada ayaana loo arkaa mid afti u ah taageerada xukuumada Hong Kong ay heesato xilli bilihii lasoo dhaafay ay dhacayeen dibad baxyo ka dhan ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.