Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dhaqaalihii PDG Oo Madaxtooyada Puntland toos loogu shubay
    Somalia

    Dhaqaalihii PDG Oo Madaxtooyada Puntland toos loogu shubay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 10, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    450-dolar ayuu Askari walba mushahaar uqaatay bishan guud ahaan Ciidanka Badda Puntland,kadib shaqo joojintii lagu sameeyay PDG.

    Sidoo kale waxaa si rasmi ah uxirmay albaab walba oo rajo wada xaajood ah,waxaana lagu amray saraakiisha Ciidanka in aysan cidna soo gali karin xarumaha.

    Warar hoose oo aan helay,ayaa sheegaya in dhaqaalihii shirkada PDG ay ku qaadan jirtay adeega Ciidanka oo gaarayay Hal Milyan iyo Shan Boqol oo Kun dolar bishii qayb ka mid ah oo dhan Sideed Boqol oo kun dolar toos ugu dhacday Madaxtooyada Puntland.

    Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada oo aan la xiriiray waxay ii xaqiijiyeen in ay jirto lacagtaas,balse Miisaaniyada Dowlada lagu kabay.

    Majiro il madax banaan oo ii xaqiijisay in lacagtaas ay ugudubtay Miisaaniyada Xukuumada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.