Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maxaa kalifay in Gudiga doorashada aysan Taleefoonada ka qaban Faroole ?
    Somalia

    Maxaa kalifay in Gudiga doorashada aysan Taleefoonada ka qaban Faroole ?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 14, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “In Taleefoonka laga qaban waayo isagaa Faroole kalifay la yaab maleh.sababtoo ah markaad adigu arki waydid maqaamkaaga oo aad meel walba la istaagtid hadal,qalafsanaan,afxumo iyo aniga kaliyaa wax aqaan kana xishoon waydid wark aan ku qaban sidaanoo kale,ayaa kugu dhacaysa”sidaa waxaa yiri mid ka mid ah aqoonyahankii ka qaybgalay madashii caawa.

    Faroole waxuu noqday Nin Madal walba hadal la taagan oo Kursiga raba in uu kula fariisto Madaxweyne walba,waxaana Bulshadu hada dib uxasuusatay hadslkii Gaas ee ahaa..”Anigu ma noqon doono Mid Kursiga kugula fariista ee waxaan ahaan doonaa Oday kula taliya”.

    Faroole oo caawa la hadlayey Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa yiri sida tan…

    “Aniga iima aydin yeerin caawa, waxaad iiga cararaysaanna garan maayo anigu Sanetor idinka idin matela ayaan ahay, ..xafiiska madaxweynaha,ayaa i casumay, liiskana kuma jirin, qaar baa cuqdad qaba oo aan taleefannada iga qaban , anigu waan joogaa waana joogayaa, anigu halkan Puntland iyo halkaa Xamar labada waxtar ayaan u joognaa”.

    Hadalka Faroole waxuu muujiyay sida loo dhibsaday loogana fogaaday.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.