Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Talye Muxyidiin Oo weli baaris ku socoto
    Somalia

    Talye Muxyidiin Oo weli baaris ku socoto

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Muxyidiin Talyaha Booliska waxa lagu haysto waxay tahay in uu xiriir la leeyahay koox khatar badan oo ilaa 9-Xubnood ka kooban.

    Sababta Muxyidiin kooxdan ugu xirnaa waxaa lagu micneeyay sadex arimood midkood,kuwaasoo kala ah..

    B.In Booliska iyo kooxdan ka dhaxaysay xogo kala qaadasho qarsoon.

    T.In Boolisku kooxdan u adeegsanayeen khalkhalgalinta amaanka Magaalooyinka Bosaso iyo Gaalkacyo .

    J.In golaha xukuumada dhexdeeda ay ka jirto koox adeegsata Xubnahan argagixisada ah.

    Yoolka Qaraxyada iyo dilalka qorshaysnaa ee la fashiliyay,waxuu ahaa xarumaha Laamaha amaanka iyo Hay”adaha Gargaarka sida PIS-ta iyo UNDP.

    Baaristu waa socotaa lagamana hordhacayo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.