Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dad loo qabqabtay Qaraxii Bosaso Ee la fashiliyay
    Somalia

    Dad loo qabqabtay Qaraxii Bosaso Ee la fashiliyay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 21, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    9-Qof ayay Ciidamada amaanku uqabteen Qaraxii la fashiliyay ee Bosaso.

    9-ka Qof waxaa ku jira shaqaale ka tirsan Xukuumada,Ganacsato iyo maamulayaal Dugsiyo Quraan.

    Ilaa laba ka mid ah shaqsiyaadka la qabtay way qirteen danbiga,sidoo kalena waxay qirteen in ay horay ufuliyeen Qaraxyo iyo dilal qorshaysan oo lala beegsaday masuuliyiin uu ka mid ahaa Talyihii Booliska Bari Muslin.

    Weli baaristu waa socotaa xogaha la helayaana waa sii kordhayaan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.