Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Booliska Puntland Oo dib uhabayn lagu samaynayo
    Somalia

    Booliska Puntland Oo dib uhabayn lagu samaynayo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 22, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka Booliska Puntland waxaa soo maray hogaamiyayaal lala duwan oo midba heer keenay hadana waxaa nooga qirshaysan dib uhabayn”sidaa waxaa yiri Madaxweyne.

    Markii lagu qiimeeyo 20-sano oo Puntland ay jirtay Ciidankeeda Booliska waxaa lagu tilmaami karaa kuwo dib dhacay.

    Qalab iyo tababarba aad bay uhooseeyaan Booliska Puntland.

    Hadalka Deni waxaa loo fasiran karaa in uu qorshaynayo wax ka badal uu ka samaynayo hogaanka Booliska.

    Khaliif Ciise Mudan iyo Talyihii Booliska Fadaraalka ee la badalay Bashiir,ayaa loo dhiibay gudi dib uhabayn ku samayn doona Booliska Puntland.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.