Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Laftagareen Oo ka hor yimid fikradii Farmaajo
    Somalia

    Video:-Laftagareen Oo ka hor yimid fikradii Farmaajo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 22, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Waxaan anigu aaminsanahay in doorasho qof iyo cod ah aysan xiligan dhici karin”ayuu yiri Laftagareen.

    Laftagareen oo hadalkiisa sii wata,ayaa yiri”Ilaa dadka la tirakoobo,dhulka la haystana la xoreeyo doorasho ma qabsoomi karto ee nidaamkii hore 4.5 halagu laabto maamul kastana haku soo doorto Xildhibaanada Deegaankiisa laga rabo”.

    Sidoo kale Madaxweynaha doorashadiisu ay dhiiga badan ku daadatay ee Koonfur-Galbeed,waxuu ganafka ku dhuftay mudo kororsi loo sameeyo Dowlada xiligan talada haysa,waxuuna sheegay in uusan taageersanayn mudo kororsi aysan cina dani ugu jirin.

    Hadalkan waxuu dhabarjab ku yahay hankii Farmaajo ee ahaa in uu wax loogu yeero doorasho qof iyo cod ah loo qabto ama mudo kordhin loo sameeyo.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.