Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wasiiru Dowlaha Cadaalada Oo qaabilay Waftiga Qaramada midoobey
    Somalia

    Wasiiru Dowlaha Cadaalada Oo qaabilay Waftiga Qaramada midoobey

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyDecember 24, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiir Dawlaha Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka dawlada Putland ayaa qaabilay wafti ka socda Qaramada Midoobey, oo uu hoggaaminayo ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ee dhowaan lasoo magacaabay Mr Adam Abdelmoula.

    Wasiirka,ayaa ku bogaadiyey waftiga shaqada Qaramada Midoobey ay ka hayso Puntland,wuxuuna usoo jeediyey in waxqabadka bani’aadanimo lagu saleeyo baahiyaha ka jira Deegaanada iyo xaaladaha bani’aadanimo ee la darsay.

    Sidoo kale Wasiir Dinix waxuu kala hadlay waftiga Qaramada midoobey arimo ay ka.mid yihiin sida ugu haboon ee lagu Dhamaystiri karo Dastuurka Soomaliya iyo sidii Puntland looga taageeri laha hormarinta Hay’addaha Cadaalada.

    Waftiga oo booqday xarumo kala duwan,ayaa Puntland ku amaanay nidaamka Dowliga ah iyo doorka nuuqda ee ay uga jirto dib usoi kabashada Dowladnimada Somaliya.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.