Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wadooyinka muhiimka ah Ee Muqdisho Oo xiran saakay
    Somalia

    Wadooyinka muhiimka ah Ee Muqdisho Oo xiran saakay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidanka amniga ayaa saaka xiray inta badan waddooyinka muhiimka ah ee Magaalada Muqdisho, oo la filayo inuu maanta ka dhaco banana-bax balaaran oo lagaga soo hor-jeedo kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab.

    Banaan-baxan oo uu maalin kahor uu iclaamiyay Maamulka Gobalka Banaadir, ayaa ka qabsoomaya xerada tababarka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee Gen. Kaahiye, waxaana ka qeyb-galaya Masuuliyiinka Dowladda Federaalka, Maamulka Gobalka, Ururada dhalinyarada iyo Haween iyo qeybaha kala duwan Shacabka Caasimadda.

    Banaan-baxan ayaa ah mid looga soo hor-jeedo gumaadka ay Argagixisada Al-Shabaab ku heyso Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan qarixii dhowaan ka dhacay Isgoyska Afgooye.

    Radio Puntland

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.