Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Trump: Maraykanka waa lala kaftami karaa, lamase qaniini karo+VIDEO
    Somalia

    Trump: Maraykanka waa lala kaftami karaa, lamase qaniini karo+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 4, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jeneral Sulaymaan waxuu ahaa Talyihii Kumadooska Iran.

    Si kale oo Somalidu xiligan si fudud ufahmi karto markii loo dhigo waxuuvshaa Gabrihii Iraq,Suuriya iyo Lumnaan.

    Diyaarad khaas ah,ayuu kasoo raacay Siiriya waxuu kasoo degay garoonka Baqdaad qaybta VIP-da,ayaa loo furay oo uu kasoo baxay markuu soo dhaqaaqay waxaa lagu dhuftay Gantaal cabirkiisa miisaan uu ahaa 4-tan xataa waxaa la waayay lafihiisii waxa kaliya ee la helay waxay ahayd Faraantigiisii.

    Sulaymaan xili hore waxuu yiri Trump waxuu leeyahay dhaqanka ciyaalka Clup-yada xiliyada danbe ka shaqeeya malahan dhaqan Madaxweyne.

    https://www.facebook.com/ABCNewsPolitics/videos/897316060666464/

    Dilka Sulaymaan Umadaha Islaamku waa soo dhaweeyeen sababtoo ah waxuu ahaa xasuuqaa maatada Muslimiinta Suniga ah.

    Madaxweynaha Iran waxuu sheegay in geerida Sulaymaan ay ku adag tahay ayna ka aarsan doonaan Maraykanka xiliga ay ku haboonaato.

    Sidii awalba la saadaalinayay Iran jawaab intaas ka macno badan lagama filayn oo xataa shakigii ahaa in ay carqaladayn doonaan Marinka muhiimka ah waa laga taxadaray oo Maraykanku 5000 oo askari oo dheeraad ah,ayuu aagaas ku daad gureeyay.

    Shiicada waxaa loo ogolaa in ay Suniyiinta siday doonaan ka yeelaan,balse talaabo dheeriiya ayay raacsadeen.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.