Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasaaradda arrimaha gudaha ee Dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed ayaa shaacisay liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Diinsoor ee gobolka Bay, liiska oo ka kooban 21 xubnood ayaa isugu jira 10 dumar ah iyo 11 rag ah.