Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Qarax culus oo ka dhacay Degmada Jilib ee xarunta Al-Shabaab
    Somalia

    Qarax culus oo ka dhacay Degmada Jilib ee xarunta Al-Shabaab

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 7, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qarax aan noociisa lagaranaynin loona malaynaayo in uu ka dhashay guri lagu diyaarinayay miinooyinka iyo walxaha qarxa ayaa maanta salaadii casar kadib ka dhacay Degmada Jilib ee Gobalka J/dhexe.

    Guriga uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa daganaa xubno sar sare oo ka tirsan maleeshiyaadka Alshabaab, sida ay xaqiiyeen dadka degmada Jilib oo ay gacanta ku hayso Kooxda Al-Shabaab.

    Ma jirto faah-faahin dheeraad ah oo laga helayo qaraxaas ka dhacay degmada Jilib, waxaana uu kusoo aadaya xilli maalmihii ugu dambeeyay degmadaas iyo degaanada hoos-taga ay ka dhacayeen duqeymo ay fulinayaan diyaaradaha dagaalka Mareykanka.

    Wixii kasoo kordha kala soco Idil News.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.