Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo ka hadlay fulin la,aantii xukunka kiiskii Caa’isho Ilyaas+VIDEO
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo ka hadlay fulin la,aantii xukunka kiiskii Caa’isho Ilyaas+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 9, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa warbaahintu su’aal ka weydiisay sababta uu u saxiixi waayay, fulinta xukunkii dilka ahaa lagu riday, saddexdii nin ee lagu helay Kiiskii Caa’isha Ilyaas Aaden.

    Madaxweyne Deni oo su’aashaasi ka jawaabaya, ayaa sheegay in saddexda maxkamadood ee Derejada kowaad, Rafcaanka iyo Maxkamadda Sare ee qaaday Kiiskii Caa’isha, ay dhammaantood isku raaceen hal xukun, taasi oo sida uu tilmaamay muujinaysa in xukunkoodu si caddaalad ah u dhacay.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/3393741210699579/


    Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa sheegay in fulinta xukunnada ay ridaan Maxkamadaha Puntland, aysan wax door ah uga furneyn Madaxweynaha iyo xukuumaddiisa, balse ay go’aanka kama dambaysta ah ka gaarto Maxkamadda sare ee Puntland.

    Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Den ayaa sheegay in xukuumaddu aysan marnaba fara-geli karin arrimaha Garsoorka, sidaasi darteedna aysan meelna ka soo gelin xukunnada ay ridaan Maxkamadaha, kuwaasi oo sida uu xusay ku dhammaada go’aanka ugu dambeeya ee Maxkamadda sare ka gaarto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.