Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xeer ilaaliyaha Puntland “Waraaqdii ka dhineyd fulinta xukunka kiiskii caa’isho Ilyaas maanta gudbinay”+VIDEO
    Somalia

    Xeer ilaaliyaha Puntland “Waraaqdii ka dhineyd fulinta xukunka kiiskii caa’isho Ilyaas maanta gudbinay”+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 11, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xeer ilaaliyaha Guud Ee Dowladda Puntland Maxamuud Xasan Aw-cismaan, oo shir jaraa’id ku qabtay maanta Magaalada ayaa sheegay inay u gudbiyeen Maxkamadda Sare warqaddii dhaxal-koobka ee hor-taagneyd fulinta xukunka Kiiska Caa’isho Ilyaas Aadan.

    Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay inay u moodayeen in waraaqdaas ay horey u heysatay Maxkamadda sare ee dowladda Puntland, balse ay saacadihii ugu dambeeyay ogaadeen in Maxkamaddu aysan heyn, kaddib markii uu saxaafadda u sheegay Sii-hayaha Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Nuur Ciise Maxamed.

    https://www.facebook.com/826003914191316/videos/848317682256934/

    Sidoo kale, Xeer ilaaliyaha Guud Ee Dowladda Puntland Maxamuud Xasan Aw-cismaan ayaa si kulul u cambaareeyay waraaqo lagu baahiyay baraha bulshada saacadihii lasoo dhaafay, isagoona tilmaamay in waraaqahaas oo ay hayeen saddex xafiis oo kaliya, lagu sameyn doono baaris sida ay u baxeen ayna tilaabo ka qaadi doonaan xafiiskii iyo cidii bixisay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.