Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ciidanka Dowladda oo howlgallo ka sameeyay qaar kamid ah xaafadaha Muqdisho
    Somalia

    Ciidanka Dowladda oo howlgallo ka sameeyay qaar kamid ah xaafadaha Muqdisho

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 12, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamo katirsan Booliska Dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ka sameeyey inta badan xaafadaha degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.

    Ciidamada ayaa gudaha u galayey qaar kamid ah guryaha ku yaalla degmada Boondheere, iyagoo baaritaan ku sameynayey, Ciidamada ayaana intii howlgalku socday qab-qabanayay dhalinyarada xaafadaha degmadaas, kuwaas oo markii dambe intooda badan ciidanku sii daayeen.

    Sidoo kale, Ciidamada Booliska ayaa markii uu soo idlaaday howlgalkooda, waxay horay u sii ka xeysteen dhalinyaro fara ku tiris ah oo loo maleynayo inay uga shakiyeen falal amaanka liddi ku ah.

    Ciidanka Dowladda ayaa habeenadii ugu dambeeyay howlgallo is daba-joog ah ka sameynayay xaafadaha Degmooyinka Gobalka Banaadir, Ciidamada ayaana howlgaladoodaas ku qab-qabtay xubno looga shakisan yahay inay lug ku lee yihiin falalka amamaan-darro ee ka dhaca Magaalada Muqdisho oo todobaadyadii dhaafay ay hareeyeen weeraro dhiig badan ku daateen.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.