Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xasan Keynaan Xalane oo loo doortay Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Galmudug
    Somalia

    Xasan Keynaan Xalane oo loo doortay Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Galmudug

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 12, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaannada Cusube ee Baarlamaanka labaad ee Maamulka Galmudug oo maanta kulankoodii ugu horeeyey ay ku yeesheen Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, ayaa doortay Guddoomiye KMG ah Xildhibaan Xasan Keynaan Xalane oo ah xildhibaanka xilligaan ugu da’da weyn baarlamaanka Cusub ee Galmudug .

    Kulanka Xildhibaannada Galmudug ayaa sidoo kale isaga soo xuleen Guddi doorasho oo nidaamiya hanaanka ay u dhaceyso doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug, kaas oo ka kooban 15 xubnood, oo 6 kamid ah ay ka socdaan dhinaca xildhibaanada Ahlu-sunna, sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Dhuusa-mareeb.

    Guddoomiyaha KMG ah ee baarlamaanka Galmudug Xildhibaan Xasan Keynaan Xalane ayaa waxaa uu xilka heyn doonaa ilaa ay xildhibaannada ka dooranayaan gudoomiyaha rasmiga ah ee Golaha Wakiiladda Maamulkaas.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.