Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Suldaanka Cusub ee Cummaan (Sawirro)
    Somalia

    Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Suldaanka Cusub ee Cummaan (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 14, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Jamhuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Maalintii labaad ku sugan Sandalada Cuman ayaa waxaa uu la kulmay Suldaanka Cusub ee dalkaas Suldaan Haitham bin Taymur.

    Farmaajo oo shaley Gelinkii dambe gaarey dalka Cumaan ayaa waxaa uu halkaasi u tegay ka qeyb-galka tacsida Suldaankii dalkaasi xukumayey mudada dheer ee Suldaan Qaboos bin Saciid Al Saciid oo ahaa boqorkii dalka Cumaan kuna geerioyoodey da’da 79 jir.

    Madaxweyne Farmaajo iyo Suldaanka Cusub ee dalka Cumaan Suldaan Haitham bin Taymur ayaa waxaa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xiriirka labada dowladood ee Soomaaliya iyo Cumaan.

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Suldaanka Cusub ee dalka Cumaan iyo Shacabka dalkaas waxaa uu uga tacsiyadeeyey geerida Suldaan Qaboos bin Saciid Al Saciid.
    Dalka Cumaan ayaa weli waxaa uu ku jiraa Saddex maalmood oo barooq-diiq ah oo looga dhawaaqay dalkaas markii u geeriyoodey Suldaan Qaboos bin Saciid Al Saciid.


    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.