Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Daaru-salaam: Dowladda Tanzania iyo Barrick Gold oo kala saxiixday heshiis cusub
    Somalia

    Daaru-salaam: Dowladda Tanzania iyo Barrick Gold oo kala saxiixday heshiis cusub

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 25, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Tanzania ayaa la saxiixatay Shirkadda Barrick Gold heshiis cusub oo macdan baaris ah, kaas oo shirkadan u sahlaya inay macdan ka baarto Dalkaas, sida lagu sheegay qoraal ay baahisay Madaxtooyadda Tanzania.

    Heshiiskan ayaa Dowladda Tanzania siinaya 16%, waxaana uu uga dhigan yahay Madaxweyne John Pombe Magufuli, inuu ku guuleystay mid ka mid ah saxiixyadiisa dib u habeynta dhaqaalaha.

    Sidoo kale, Heshiiskan oo ay goobjoog ahaayeen Madaxweyne Magufuli iyo Maamulaha Shirkadda Barrick Gold, ayaa soo gaba-gabeynaya saddex sanno oo khilaaf ah, una dhexeeyay shirkadda iyo Dowladda Tanzania.

    Madaxweynaha Dowladda Tanzania John Pombe Magufuli, oo ka hadlay saxiixa heshiiskan cusub, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay, isagoonta intaas ku daray inaysan jiri doonin khiyaamo dambe “qaybta macdanta”.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.