Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jadwalka Doorashada dowladaha hoose ee Puntland oo lasoo bandhigay (Sawirro)
    Somalia

    Jadwalka Doorashada dowladaha hoose ee Puntland oo lasoo bandhigay (Sawirro)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 30, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Guddiga doorashada ku-meel gaarka ah ee Puntland (TPEC ), ayaa maanta Degmada Burtinle ee Gobalka Nugaal ka bilaabay socdaalkii ugu horreeyay ee ku marayaan gobollada Puntland gaar ahaan degmooyinka, si loo hubiyo aragtid iyo fahamka dadka ee hanaanka dimuqraadiyaynta Puntland

    Sidoo kale, Guddiga ayaa Degmada Burtinle ku soo bandhiggay Jadwalka Doorashada dowladaha hoose ee Puntland, kaas oo u dhignaa sidan;

    1. Dib-u-eegista iyo dhameystirka xeerarka February 2020 ilaa May 2020

    2. U-qareemista dhismahaMaxkamadda sare June 2020

    3. Dhameystirka kala-xadeynta xuduudaha Degmooyinka iyo goobaha cod-bixinta February 2020 ilaaa Dec 2020

    4. Dhameystirka diiwaangelinta codbixiyeyaasha Dec 2020 ilaa March
    2020

    5. Qabashada doorashooyinka dowladaha hoose ee Puntland waxay dhacayaan sida uu guddigu sheegay Octoobar 2021.

    Dhanka kale, Guled Salah, Gudoomiyaha guddiga KMG ah ee doorashada Puntland, ayaa ka jawaabayaa su’aalo dhowr ah oo ku wajahan dhinacyada qorshe hawleedka guddiga, dhameystirka sharciyada doorashada, dhismaha maxkamada sare iyo kala-xadeynta xuduudaha degmooyinka iyo goobaha cod-bixinta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.