Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Puntland: Waxaa sanadkii tagay gacanta ku dhignay 20 Doomood oo sharci-darro u kalluumeysanayay
    Somalia

    Puntland: Waxaa sanadkii tagay gacanta ku dhignay 20 Doomood oo sharci-darro u kalluumeysanayay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 2, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda dowladda Puntland Farah Cawaash Beeldaaje, ayaa ka hadlay kalluumeysiga sharci darada ah ee ka jira xeebaha degaanada Puntland, isagoona sheegay inay wadaan dadaalo xooggan oo ka dhan ah Maraakiibta iyo Doomaha sida sharci darada uga kalluumeysta xeebaha.

    Wasiir Faarax Cawaash, ayaa sheegay inay diyaariyeen qorshayaal ay uga hor-tagayaan kalluumeysiga sharci-darada ah, waxaa sidoo kale uu xusay in sanadkii tagay ee 2019-kii ay Ciidanka Badda Puntland gacanta ay ku dhigeen illaa 20 Doomood oo si sharci darro uga kalluumeysanayay xeebaha Puntland.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateTV/videos/520882095206702/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.