Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»VIDEO: Xildhibaanada BJFS ee laga soo doorto Puntland oo si adag ugu jawaabay Wasiir Goodax
    Somalia

    VIDEO: Xildhibaanada BJFS ee laga soo doorto Puntland oo si adag ugu jawaabay Wasiir Goodax

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 3, 2020Updated:February 3, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada labaad Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala Degaanada Puntland, oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hadlay hadal dhowaan kasoo yeeray Wasiirka Waxbarashada DFS C/llaahi Goodax Barre, kaas oo hadalo gaf u badan, kana dhan ah Dowladda iyo Shacabka Puntland iyo Dastuurka KMG ah ee JFS.

    Xildhibaanada ayaa sheegay in Wasiir Goodax uu u gafay Dowladda Puntland iyo Dastuurka dalka, sidoo kalena uu been abuurtay Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee matala Puntland, iyagoona intaas ku daray in uusa Mudnay jawaab iyo in laga hadlo hadalkiisa, ayna jawaab cad ka sugayaan Madaxda Dowladda Federaalka oo ay la kulmi doonaan.

    Halkaan Riix si aad u daawato Shirka Jaraa’id ee Xildhibaanada.

    Sidoo kale, Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee laga doorto Puntland ayaa ugu baaqay ardayda iyo waalidiinta Reer Puntland inay hubaal tahay inay helayaan Shahaadooyinka ay xaquuqda u lee yihiin, taasna uusan shaki geli karin.

    “Ardayda Reer Puntland waxaa u sheegayaa ku laab qabowsaday, annagu Xildhibaano ka ahaan mayno Dowladda Federaalka Soomaaliya, idinkuna Shahaadooyinkiina weyn maysaan” ayuu yiri Xildhibaan Maas oo kamid ah mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS ee laga doorto Degaanka Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.