Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»DEG-DEG: Wasiir Janan oo gaaray Degmada Beled-xaawo, lana hadlaya saxaafadda
    Somalia

    DEG-DEG: Wasiir Janan oo gaaray Degmada Beled-xaawo, lana hadlaya saxaafadda

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 4, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa hadda gaarey degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.

    Maamulka iyo bulshada Baladxaawo ayaa wasiirka si diiran ugu soo dhaweeyey halkaas waxaana dhawaan la filayaa inuu lahadlo warbaahinta kana warbixiyo afduubkii sharci darrada ahaa ee shantii bilood ee lasoo dhaafey Xamar loogu haystey ilaaheyna kasoo badbaadiyey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.