Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maraykanka oo markale baaq udiray madaxda Somalida
    Somalia

    Maraykanka oo markale baaq udiray madaxda Somalida

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 6, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowlada Maraykanka oo ku amartay Dowlada Fadaraalka in ay hor fariisato Dowladaha xubnaha ka ah si loo helo qorshe lagu midaysan yahay oo lagu galo doorashada soo aadan.

    Maraykanku waxuu cadeeyay in uusan aqbalayn mudo kororsi loo sameeyo hay’adaaha Fadaraaliga ah.

    Warkan waxuu kaloo cadaynayaa in Maraykanku aqoonsan yahay doorashadii Jubaland ee lagu doortay Axmed Madoobe.

    Madaxda Dowlada Fadaraalka ah ee Muqdisho,ayuu warkan dharbaaxo ku yahay,waxaana meesha ka baxay hami walba oo ay iskugu dayiyi karaan sii joogista Xaafiisyada.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.