Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Video:-Muxuu ka yiri Deni shahaadada muranka dhalisay?
    Somalia

    Video:-Muxuu ka yiri Deni shahaadada muranka dhalisay?

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 8, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynuhu si faahfaahsan fahan leh, kalsooni iyo iftiimin lagu kalsoonaan karo leh,ayuu usharaxay Shahaadada Dugsiga Sare.

    Jawaab waafiya,ayuu siiyay Goodaxa iska hadlay.

    Sidoo kale Ardayda reer Puntland waxuu usameeyay balan iyo damaanad qaad cad.

    “Waxaan ugu baaqayaa ardayda Puntland in asan ka welwelin una baahneyn Shahaadada lagu gado Suuqa Bakaaraha, mustaqbalkoodana anaga ayaa balan qaadayna oo masuul ka ah”ayuu yiri Deni.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=10157925599141878&id=742346877
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.